» Menu

 
Bogga hore
Warbixinta Agoonta
Intee wax ku diraa??
Wararka Agoonta
Maqaalo
Sawiro           
Dhaqaalaha
Agoomaha
Codsiyo
Nala soo xiriir                     

                  

 
Bogga xubnaha
Username::

Password::

 
 
Sawiro
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 Ku soo dhawaada walaalayaal website  Alrisaala.com

 

 

Maxaa Cusub????

Hay'adda Danwadaag Relief Development Orgaisation ee fadhigeedu yahay magaalada Leiceter, ayaa deeq waxbarsho guddoonsiiyey carruurta Agoonta ah ee wax ka barata dugsiga Agoonta ee magaalada Gaalkacyo.

Sii akhri qoraalkan...

13/10/2008

Qaybta Dhaqaalaha

Qaybtaan waxaad ka helaysaan dhismaha Agoonta loo dhisayo wixii dhaqaalo ah ee usoo xarooday.Walaalaha ka qayb qaatay waxaan leenahay khayr Allaha idin siiyo aamiin, walaalaha kalena waxaan leenahay dhamaanteen aan ka qayb qaadano dhismaha Agoonta loo dhisayo waayo camalkaasi wuxuu noo noqonayaa sadaqo jaariyah Insha Allaah.

Sii akhri qoraalkan...

                                                                                                                                       26/08/2008

Maqaalo

 

Waxaan idiin haynaa dhawr maqaal oo cusub, oo ka hadlaya Agoonta ee ka faa,iidaysta walaalayaal.

Sii akhri qoraalkan...

 

 

6/08/2008

Warbixinta Agoonta Soomaaliyeed

 

Halkaan waxaan kusoo qoraynaa haddii Rabbi idmo,dhamaan wixii aan ka hayno warbixin Agoonta Soomaalida meel kasta oo ay joogaan, hadaad ka qayb qaadato taakulaynta Agoonta soomaaliyeed, waxaan kuugu bishaaraynaa xadiiskaan soo socda,Nabiga S.C.W wuxuu yiri:-Aniga iyo qofka Agoonta taakuleeya Janadda waxaan ku nahay sida labadaas farood oo kale.(Nabigu S.C.W wuxuu tilmaamay labadiisa farood ee murugsatada iyo fardhexaadka)". wariyey Bukhaari

 

Marka Alle ha dhaga dhigo kuwii u khidmeeya dadka masaakiinta ah sida Agoonta oo kale,Aamiin.Aamii, Aamiin. Walaalalada ama walaalkii haya Agoon meel ku xaraysan ha noo soo gudbiyo si aan u gaarsiino dhamaan Ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, annagu hada waxaan soo diyaarinay dhowr qaybood oo ka mid ah Agoontaas aan soo sheegnay....

Sii akhri qoraalkan...

 

 

6/08/2008

 

Codsiyo muhiim ah

 

Halkaan waxaan kusoo qoraynaa haddii Rabbi idmo,dhamaan wixii codsiyo ah ee ku socda Muslimiinta Muxsiniinta ah ee wax baxsanaya Walaalalada ama walaalkii haya codsiyo ka hadlaya Agoonta  ha noo soo gudbiyo si aan u gaarsiino dhamaan Ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, cidii ajiibta codsiyadaas Illaahay waxaan uga baryaynaa nimco adduun iyo mid aakhiro Aamiin,Aamiin,aamiin.

Sii akhri qoraalkan...

 

10/09/2008

 


 
 
Agoonta B/Weyne
Codsiyo Muhiim ah
 
Dhismaha Gabdhaha
 
Qalab Deeq ah
 
 
 
 

Designed by: cabdirisaaq maxamud jamac