|

Xarunta Agoonta Ibnu Mascuud
Gaalkacyo Soomaaliya
Xarunta Agoonta Ibnu Mascuud,tiradeeda guudi waa 124 Agoon, 54 gabdho yihiin inta kalana waa wiilal.
Wiilashu waxay ku leeyihiin xarunta cuno, Jiif, waxbarasho iyo dhar ciideed.
Gabdhuhuna waxay ku leeyihiin waxbarasho, Raashin Ceeriin ah iyo Dharciideed.
Qarashka Agoonta waxaa bixiya intiisa badan Jaaliyada dibedda balse kuma filna hada inta joogta waxaana aad u saameeyay sicirir bararka ka dhacay wadanka iyo Abaaraha taas oo sabatay in ay hoos u dhacdo nolasha Agoontu.
waxaa kale oo Jira Agoon badan oo aan helin Daryeel, codsiyadooduna ay na’agyaalaan balse wax kafaalo ah loohayn.
Waxaan walaalaha ka codsaneynaa, in ay u soo dadaalaan agoontaas,oo ay gacan ka geestaan taa kuleenta agoonta ayna ku bixiyaan sadaqaadka sida sakada xoolaha,sakaatu fidriga iyo kafaallo qaadka agoonta iyo tabarucaad kalaba.
Waxaad nagala soo xariiri kartaan:
Maamulaha Jumciyadda Imaam-Nawai
Sh. C/qaadir Cadnaan
Tell: 0025262384411
0025290757275
0025224323540
Email: cadnaan025@hotmail.com
Ama
abuu cabdulmalik xassan
Emailkiisa:ibnuxajar@hotmail.com
Bahda alrisaala.com
|