Ku soo dhawaada walaalayaal websiteka  Alrisaala.com

Warbixinta Agoonta Soomaaliyeed

   

           

Xarunta xanaanada Agoonta Al-Nahrayn ee Degmada Afgooye

 


Xarunta Xanaanadda Agoonta ee Al-Nahreyn ee degmadda Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose,waxa la aasaasay 5/4/2003 xarunta waxay ku taalaa gobalka Sh/hoose gaar ahaan degmada afgooye xarunta waxay xanaanaysaa agoon tiradooda dhan tahay 243 Agoon waxayna iskugu jiraan wiilal iyo gabdho Agoontaasi malahan Hey’ad waxa siisa aanka aheyn shakhsiyaad qurba jooga ah.


Walaalaha Muxsiniinta ahow waad og tihiin canug agoon ah waxa loo qabto Ajirka iyo fa’iidada ay leedahay Alle agtiisa.Xarunta waxay codsaneysaa in la kafaalo qaado Agoonta ay heyso, Canuga Agoon ah oo la kafaalo qaadana Ajirkiisa aad buu u weyn yahay N.N.N.korkiisa ha ahaatee, wuxuu yiri "Ani iyo qofkii Agoon kafaala qaada Janada waxan ku nahay sida labada far ay iskugu dhaw yihiin xaga dhererka" hal canug oo aad kafaala qaadid ayaad janada rabi ku sabeynaysaa, insha Allaah.

 

 

Maamulaha Xarunta

Muqtaar Abuukar Maxamed

0025250989977 ama

Tel 002526726600 ama

Tel xafiiska 00252509714148

Ama kala xiriir Email-dan
Email alnahreyn@gmail.com
Email bookoow@hotmail.com


 


 

 

                            Bahda alrisaala.com

                   

9/9/2008

 
 


 
 

Designed by: maamulka@alrisaala.com