|
Intee wax ku diraa??
Agoonta Magacooda:Cumar Samatar (Galkacyo)
Cidda lagala xiriirayo Gudaha
Maamulaha Agoonta:C/risaaq dahir Afrax Tel: 25290-756172
Lacaghayaha Agoonta: Maxamed Ciise looyaan
Tel: 25290-751313
Cidda lagala xiriirayo Dibadda
Sh:Sancaani tel: 1-612 29989007,America
SH:Xuseen C/lle Cisman tel: 47-67139801,Norwey
C/qani Bari adag: 46736743757/Guriga 46-31484189,Sweden
Tel,England -44-7940656173
Walaal haddii aad doonaysid inaad Agoonta lacag u dirto ama aad u xawisho waxaad ugu hagaajin kartaa sidaan soo socota.
Qaataha:Agoonta Cumar Samatar (Galkacyo) C/o: C/risaaq Daahir Afrax Taleefan:25290-756172,Gaalkacyo
Qaataha:Agoonta Cumar Samatar (Galkacyo) C/o: Maxamed Ciise looyaan Taleefan:25290-751313,Gaalkacyo
Ama inaad ugu dirto Xawilaada Amal (Galkacyo)
Ku: dhismaha agoonta Galkacayo
C/o Cali faarax Amal Galkacyo.
Ama inaad ugu dirto Xawilaada Dahabshiil(Galkacyo)
Ku: Dhismaha agoonta Galkacyo
C/o C/nur Warsame guure Dahabshil Galkacyo
Waxaad kaloo toos ugu soo diri kartaa Accountiyadaas soo socda:-
Accontiyadada ka furan xawilaada Amal :-
1- account name : Agoonta gaalkacyo 95.1 account number : 0711-04-10024-01
waxaad kusoo diraysaa lacagta ku socota Agoonta. 2- Account name : riig - Agoonta - sws - Account number : 0711-04-11203-01
waxaad kusoo diraysaa lacagta ku socota Ceelka Agoonta loo dhisayo.
3- account name : sws( xisaabta dhismaha xarunta Agoonta GL ) Account number : 0711-04-10591-01
waxaad kusoo diraysaa lacagta ku socota dhismaha Agoonta loo dhisayo.
Accontiga ka furan xawilaada dahabshiil:- 4- Account name : somali welfer society Account number : d00145
Bahda alrisaala.com
|