Ku soo dhawaada walaalayaal websiteka  Alrisaala.com

Dhaqaalaha

 

 

Dhaqaalihii u soo xarooday  dhismaha guryaha Agoonta Gaalkacyo                 

 

Walaalayaal wixii lacag ah ee naga soo gaaray walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed  laga soo bilaabo Taariikhdu markay ahayd 01-07-2007 ilaa 24-12-2008 lacagtaas oo loogu tala galay,dhismaha guryaha Agoonta Gaalkacyo

waa sidaan hoos ku qoran :-

No

Taariikhda

 

Magaca soo diray

Magaalada laga soo diray

Tirada lacagta

1

01-07-2007

Amal express

Xarunta amal

$ 20,000

2

01-08-2007

Caasho xaashi xanaf

Gaalkacyo

$ 5,000

3

20-09-2007

Fartuun xasan

Gaalkacyo

$ 20

4

30-12-2007

Bashiir cabdule cusmaan

U.K

$ 1300

5

01-06-2008

Dayib cali maxamad

U.K

$ 2580

6

25-06-2008

C/qaadir Dalmar

U.K

$ 1290

7

24-07-2008

Safiyo  Abdi Dareefo

      Sweden

$ 1550

8

24-07-2008

Gabdhaha Gothenberg

Sweden

$ 1800

9

15-08-2008

Jaaliyadda Sweden (indaqare)

Sweden

$ 1430

10

17-08-2008

Somali development & Reliefund

London

$ 22349

11

20-08-2008

Somali development & Reliefund

London

$ 3960

12

23-08-2008

Jaaliyada Magaalada Arhus wakiil  C.risaaq Sanweyne

Danmark

$ 5000

13

04-09-2008

Gabdhaha Gothenberg wakiil Khadro Calasoow

Sweden

$ 1000

14

04-09-2008

Cobenheegan wakiil Asad Cismaan Keenadiid

Danmark

$ 4070

15

04-09-2008

Amal express Dubai

U.A.E

$ 1000

16

08-09-2008

Somali development & Reliefund

U.K

$ 9047

17

13-09-2008

Gabdhaha Gothenberg wakiil Abshiro Diiriye

     Sweden

$ 1758

18

15-09-2008

Somali development & Reliefund

U.K

$ 5013

19

18-09-2008

Jaaliyadda Malmo

Sweden

$ 2144

20

05-10-2008

Somali development & Reliefund

U.K

$ 4714

21

07-10-2008

Gabdhaha Norway

Norway

$ 500

22

20-10-2008

Hussein C/dulle Osman

Norway

$ 87

23

22-10-2008

Khadro Calasoow Gothenberg

Sweden

$ 100

24

28-10-2008

Faadumo C/qaadir (fadumo jabuuti)

Sweden

$ 612

25

06-12-2008

Quba Aducational

U.K

$ 2000

 

26

24-12-2008

Cobenheegan wakiil Asad Cismaan Keenadiid

Danmark

$ 525

                                                                                       Total :  $98849

 

 

Illaahay waxaan ugu baryaynaa intii hawshaan ka qayb qaadatay,in uu u gargaaro Adduun iyo aakhiraba  Aamiin,Aamiin,Aamiin.

 

Warbixintaan waxaa soo qoray :-

Maamulaha:Agoonta:C/risaaq Dahir Afrax 
 

 

 

                            Bahda www.alrisaala.com

                   

26/8/2008

 
 


 
 

Designed by: maamulka@alrisaala.com