Ku soo dhawaada walaalayaal websiteka  Alrisaala.com

Maqaal

   

AGOONKA IYO QUR,AANKU WUXUU KA YIRI .

 

( áóøíúÓó ÇáúÈöÑóø Ãóä ÊõæóáõøæÇú æõÌõæåóßõãú ÞöÈóáó ÇáúãóÔúÑöÞö æóÇáúãóÛúÑöÈöæóáóÜßöäóø ÇáúÈöÑóø ãóäú Âãóäó ÈöÇááóøåö æóÇáúíóæúãö ÇáÂÎöÑö æóÇáúãóáÇÆößóÉ

 æóÇáúßöÊóÇÈö æóÇáäóøÈöíöøíäó æóÂÊóì ÇáúãóÇáó Úóáóì ÍõÈöøåö Ðóæöí ÇáúÞõÑúÈóìæóÇáúíóÊóÇãóì æóÇáúãóÓóÇßöíäó ó


Allaah subxaanah suuratul baqara aayadda 177 wuxuu ku yiri wanaaga iyo sama falka waxaa ka mida xoolaha aad jeceshihiin oo aad siisaan qaraabadiina,Agoonta ,masaakiinta ,masaafurka, kuwa baryootama iyo adoomada .

æóíóÓúÃóáõæäóßó Úóäö ÇáúíóÊóÇãóì Þõáú ÅöÕúáÇóÍñ áóøåõãú ÎóíúÑñ æóÅöäúÊõÎóÇáöØõæåõãú ÝóÅöÎúæóÇäõßõãú æóÇááóøåõ íóÚúáóãõ ÇáúãõÝúÓöÏó ãöäó ÇáúãõÕúáöÍ ))

 

Sidoo kale alle subxaanahui watacaalaa isla suuratul baqarah aayadda 220 wuxuu ku yiri khayr badan baa ku jira hagaajinta iyo daryeelka Agoonta waana walaalihiin haddaad dhex gashaan sifiicanna ula dhaqantaan .

íóÓúÃóáõæäóßó ãóÇÐóÇ íõäúÝöÞõæäó Þõáú ãó ÃóäúÝóÞúÊõãú ãöøäú ÎóíúÑòÝóáöáúæóÇáöÏóíúäö æóÇáÃóÞúÑóÈöíäó æóÇáúíóÊóÇãóì æóÇáúãóÓóÇßöíäó æóÇÈúäöæóÇÈúäö ÇáÓóøÈöíáö æóãóÇ ÊóÝúÚóáõæÇú ãöäú ÎóíúÑò ÝóÅöäóø Çááóøåó Èöåö Úóáöíã

Markale ilaahay suuratul albaqara wuxuu ku leeyahay wax kasta oo wanaaga oo aad bixisaan waxaa umudan labada waalid qaraabada , agoonta , masaakiinta , iyo musaafurka , aayaddaas lambarkeedu waa 215 .


Suuratul alnisaa waxaa kamida aayad ka hadasha toban qof xaqooda waxaa aayaddaas lagu magacaabaa aayatu xuquuqul cashara tobankaas qof ee aayaddu xaqooda ka hadashay waxaa ugu horeeya ilaahay , waxaana lambarka afaraad galaya Agoonka taasina waxay caddaynaysaa waynida xaqa Agoonka iyo ciddii wax tarta ajarka ay helayso aayaddaas lambarkeedu waa aayadda 36 ee suuratul alnisaa .

 (ßóáÇóø Èóá áÇóø ÊõßúÑöãõæäó ÇáúíóÊöíãó)

Allaah subxaanahu watacaalaa suuratul alfajri aayad kamida lambarkeeduna yahay 17 wuxuu qolo ku ceebeeyay inaysan agoonka karaamay jirin , daryeeli jirin ixsaanna usamayn jirin .

 

 ( ÝóÃóãóøÇ ÇáúíóÊöíãó ÝóáÇó ÊóÞúåóÑú)

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu suuratul adduxaa aayadda lambarkeedu yahay 9 wuxuu ku yiri asagoo lahadlaya nabigiisa muxamad ah ( agoonka ha canaanan hana ku khasbin wuxuusan awoodin ) .Hadaba maadaama Nabi muxamad .c.s.w.oo la yaqaano agoonka qaabkaa ugala hadlay dadka kale xagee joogtaa umaddiisii .Sidoo kale isla suuradaan aayadda lambarkeedu yahay 10 wuxuu mar kale ilaahay nabigiisa ku yiri (ha guulguulin oo ha canaanan kan baryootamaya)

æóíõØúÚöãõæäó ÇáØøóÚóÇãó Úóáóì ÍõÈøöåö ãöÓúßöíäðÇ æóíóÊöíãðÇ æóÃóÓöíÑðÇ

ÅöäøóãóÇ äõØúÚöãõßõãú áöæóÌúåö Çááøóåö áóÇ äõÑöíÏõ ãöäúßõãú ÌóÒóÇÁð æóáóÇ ÔõßõæÑðÇ

Sidoo kale allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadahaan ku yiri asagoo sifaynaya ama ka hadlaya dadka wax bixiya oo muxsiniinta ah :- Waxay siiyaan cunno ayaga oo jecel iyada ( ama jacayl ay alle uqabaan dartii Miskiin agoon iyo maxbuus ) ayagoo laabta kaleh waxaan idiin quudinaa doonis wajiga alle kaliya , anagu ka doominayno abaalgud iyo toona xagiina ama idinka.

Suuradda Al-Insaan aayadda 9

(æóÃóä ÊóÞõæãõæÇú áöáúíóÊóÇãóì ÈöÇáúÞöÓúØö æóãóÇ ÊóÝúÚóáõæÇú ãöäú ÎóíúÑò ÝóÅöäóÇááóøåó ßóÇäó Èöåö Úóáöíãø)

allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( Inaad ku dhaqdaan cadaalad Agoomaha wixii khayra oo aad fashaanna alle abad waa ogsoonyahay ).

Suuradda An-Nisaa aayada 127

( æóÇÚúÈõÏõæÇú Çááóøåó æóáÇó ÊõÔúÑößõæÇú Èöåö ÔóíúÆÇð æóÈöÇáúæóÇáöÏóíúäÅöÍúÓóÇäÇð æóÈöÐöí ÇáúÞõÑúÈóì æóÇáúíóÊóÇãóì æóÇáúãóÓóÇßöíäö)

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( caabuda alle oo ha ushariikyeelina cidna lajirka alle cibaadada oo wanaajiya waalidka , qaraabada , Agoomaha , miskiinka baryootama ) .

Suuradda An-Nisaa aayada 36

( æóáÇó ÊóÞúÑóÈõæÇú ãóÇáó ÇáúíóÊöíãö ÅöáÇøó ÈöÇáøóÊöí åöíóÃóÍúÓóäõ ÍóÊøóì íóÈúáõÛó ÃóÔõÏøóåõ æóÃóæúÝõæÇú ÇáúßóíúáæóÇáúãöíÒóÇäó ÈöÇáúÞöÓúØö áÇó äõßóáøöÝõ äóÝúÓÇð ÅöáÇøó æõÓúÚóåóÇæóÅöÐóÇ ÞõáúÊõãú ÝóÇÚúÏöáõæÇú æóáóæú ßóÇäó ÐóÇ ÞõÑúÈóì æóÈöÚóåúÏö ÇááøåöÃóæúÝõæÇú Ðóáößõãú æóÕøóÇßõã Èöåö áóÚóáøóßõãú ÊóÐóßøóÑõæä )

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( ha u dhawaanina maalka Agoonta inaad u kobcinaysaan ma ahane jeer uu gaaro da,da tabargalka iyo xooga
          Suuradda Al-Ancaam aayadda 152

(Åöäøó ÇáøóÐöíäó íóÃúßõáõæäó ÃóãúæóÇáó ÇáúíóÊóÇãóì ÙõáúãÇð ÅöäøóãóÇ íóÃúßõáõæäÝöí ÈõØõæäöåöãú äóÇÑÇð æóÓóíóÕúáóæúäó ÓóÚöíÑÇð)

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( xaqiiqdii kuwa xaqdarada ku cuna maalka Agoomaha waxay ku cunaan oo kaliya caloolohooda dab waxayna geli saciira (naar olol badan). Suuradda An-Nisaa aayada 10 

( æóÃóãøóÇ ÇáúÌöÏóÇÑõ ÝóßóÇäó áöÛõáóÇãóíúäö íóÊöíãóíúäö Ýöí ÇáúãóÏöíäóÉö æóßóÇäÊóÍúÊóåõ ßóäÒñ áøóåõãóÇ æóßóÇäó ÃóÈõæåõãóÇÕóÇáöÍÇð ÝóÃóÑóÇÏó ÑóÈøõßó Ãóäú íóÈúáõÛóÇ ÃóÔõÏøóåõãóÇ æóíóÓúÊóÎúÑöÌóÇßóäÒóåõãóÇ ÑóÍúãóÉð ãøöä ÑøóÈøößó æóãóÇ ÝóÚóáúÊõåõ ÚóäÃóãúÑöí Ðóáößó ÊóÃúæöíáõ ãóÇ áóãú ÊóÓúØöÚ Úøóáóíúåö ÕóÈúÑÇð

allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( darbiga waxaa lahaa labo wiil oo agoomo ah oo joogay magaalada waxaana ugu jiray hoostiisa maaliyad ay ayagu leeyihiin aabahoodna wuxuu ahaa nin suuban rabibaana wuxuu doonay inay tabar galaan oo la soobaxaan maaliyaddooda)

Suuradda Al-kahf aayadda 82

* íóÊöíãÇð ÐóÇ ãóÞúÑóÈóÉò )

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadahaan ku yiri :-( luqun xoraynteed , ama quudin maalin dhexdeed maalinkaasoo gaajo jirto , agoon qaraabo ah ) .

              Suuradda Al-Balad aayadda 15

( ÝóÐóáößó ÇáøóÐöí íóÏõÚøõ ÇáúíóÊöíãó)

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( kaasu waa kii takhantakheeya ( khasba ) agoonka )

Suuradda Al-Maacuun aayadda 2

( æóÂÊõæÇú ÇáúíóÊóÇãóì ÃóãúæóÇáóåõãú æóáÇó ÊóÊóÈóÏøóáõæÇú ÇáúÎóÈöíËóÈöÇáØøóíøöÈö æóáÇó ÊóÃúßõáõæÇú ÃóãúæóÇáóåõãú Åöáóì ÃóãúæóÇáößõãÅöäøóåõ ßóÇäó ÍõæÈÇð ßóÈöíÑÇð }

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( siiya agoomaha maalkooda hana kaga badalanina waxyaalihiina wanaagsan hana ka dhiminina xoolohooda ( idinkoo ku darsanaya xoolihiina ) hubaashii tani waa dambi weyn ) .An-Nisaa aayada 2

(æóÅöäú ÎöÝúÊõãú ÃóáÇøó ÊõÞúÓöØõæÇú Ýöí ÇáúíóÊóÇãóì ÝóÇäßöÍõæÇúãóÇ ØóÇÈó áóßõã ãøöäó ÇáäøöÓóÇÁ ãóËúäóì æóËõáÇóËóæóÑõÈóÇÚó ÝóÅöäú ÎöÝúÊõãú ÃóáÇøó ÊóÚúÏöáõæÇú ÝóæóÇÍöÏóÉÃóæú ãóÇ ãóáóßóÊú ÃóíúãóÇäõßõãú Ðóáößó ÃóÏúäóì ÃóáÇøó ÊóÚõæáõæÇú )

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( haddii aad ka baqdaan inaydaan kari doonin inaad ula dhaqantaan si caddaalad ah gabdhaha agoomaha ah markaa ka guursada haween kale wixii idinla fiicnaada labo ,ama sadex , ama afar ,haddaad kabaqdaan inaad u cadaalad sameyn weydaan guursada hal mid ama waxay gacantiinu mulkiday )

Suuradda An-Nisaa aayada 3

( ÈúÊóáõæÇú ÇáúíóÊóÇãóì ÍóÊøóìó ÅöÐóÇ ÈóáóÛõæÇú ÇáäøößóÇÍó ÝóÅöäú ÂäóÓúÊõããøöäúåõãú ÑõÔúÏÇð ÝóÇÏúÝóÚõæÇú Åöáóíúåöãú ÃóãúæóÇáóåõãú æóáÇóÊóÃúßõáõæåóÇ ÅöÓúÑóÇÝÇð æóÈöÏóÇÑÇð Ãóä íóßúÈóÑõæÇú æóãóä ßóÇäó ÛóäöíøÇÝóáúíóÓúÊóÚúÝöÝú æóãóä ßóÇäó ÝóÞöíÑÇð ÝóáúíóÃúßõáú ÈöÇáúãóÚúÑõæÝö ÝóÅöÐóÇ ÏóÝóÚúÊõãú Åöáóíúåöãú ÃóãúæóÇáóåõãú ÝóÃóÔúåöÏõæÇú ÚóáóíúåöãúæóßóÝóì ÈöÇááøåö ÍóÓöíÈÇð }

allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
(eega agoomaha jeer ay gaaraan da,da guurka )

Suuradda An-Nisaa aayada 6

( æóÅöÐóÇ ÍóÖóÑó ÇáúÞöÓúãóÉó ÃõæúáõæÇú ÇáúÞõÑúÈóì æóÇáúíóÊóÇãóìæóÇáúãóÓóÇßöíäõ ÝóÇÑúÒõÞõæåõã ãøöäúåõ æóÞõæáõæÇú áóåõãú ÞóæúáÇðãøóÚúÑõæÝÇ )

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( haddii qaraabada iyo agoomuhu iyo masaakiintu xaadir yihiin wakhtiga qeybta wax kasiiya xoolaha una dhaha hadal wanaagsan )

Suuradda An-Nisaa aayada 8

(æóÇÚúáóãõæÇú ÃóäøóãóÇ ÛóäöãúÊõã ãøöä ÔóíúÁò ÝóÃóäøó áöáøåö ÎõãõÓóåõæóáöáÑøóÓõæáö æóáöÐöí ÇáúÞõÑúÈóì æóÇáúíóÊóÇãóìæóÇáúãóÓóÇßöíäö æóÇÈúäö ÇáÓøóÈöíáö Åöä ßõäÊõãú ÂãóäÊõãú ÈöÇááøåæóãóÇ ÃóäÒóáúäóÇ Úóáóì ÚóÈúÏöäóÇ íóæúãó ÇáúÝõÑúÞóÇäöíóæúãó ÇáúÊóÞóì ÇáúÌóãúÚóÇäö æóÇááøåõ Úóáóìßõáøö ÔóíúÁò ÞóÏöíÑñ)

allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-
( ogaada wixii qaniimo dagaal ah oo laga yaabo inaad heshaan xaqiiqdii shan meelood meel waxaa loo celini alle iyo rasuulka c.s.w. iyo qaraabada dhow iyo sidoo kale agoomaha , masaakiinta iyo musaafurka , haddaad tihiin kuwo rumeeyay ilaahay iyo waxaan ku so dajinay adoonkanaga maalinka kala baxa maalinka ay kulmayaan ilaahayna shay kasta waa uu jaangooyay .

suuradda Al-Anfaal aayada 41

( ãøóÇ ÃóÝóÇÁ Çááøóåõ Úóáóì ÑóÓõæáöåö ãöäú Ãóåúáö ÇáúÞõÑóìÝóáöáøóåö æóáöáÑøóÓõæáö æóáöÐöí ÇáúÞõÑúÈóì æóÇáúíóÊóÇãóìæóÇáúãóÓóÇßöíäö æóÇÈúäö ÇáÓøóÈöíáö ßóíú áóÇ íóßõæäó ÏõæáóÉÈóíúäó ÇáúÃóÛúäöíóÇÁ ãöäßõãú æóãóÇ ÂÊóÇßõãõ ÇáÑøóÓõæáõÝóÎõÐõæåõ æóãóÇ äóåóÇßõãú Úóäúåõ ÝóÇäÊóåõæÇæóÇÊøóÞõæÇ Çááøóåó Åöäøó Çááøóåó ÔóÏöíÏõ ÇáúÚöÞóÇÈö )

Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu aayadaan ku yiri :-( wixii alle ku siiyay qaniimo (fay) aahaan rasuulkiisa c.s.w. dadkii dagmooyinka waxaa leh allaah rasuulkiisa c.s.w. , agoomaha , iyo masaakiinta iyo musaafurka ) .

 Suuradda Al-Xashr aayada 7

Hadaba qofka muslimka ah ee dareenkiisu sareeyow bal ila fiiri aayadahaan aynu soo sheegnay , mar qura agoonka lagama tagin, hadaba taasi maxay ku tusinaysaa ? jawaabta adaan kuu daayay .


 


 

 

                            Bahda alrisaala.com

                   

02/10/2008

 
 


 
 

Designed by: maamulka@alrisaala.com