|
|
| Ku soo dhawaada walaalayaal websiteka Alrisaala.com |
| Sawirada Dhismaha Agoonta loo dhisayo |
|

Sawirada dhismaha agoonta loo dhisayo





Fiiro gaar ah: Walaalayaal sawiradaan waa dhismaha loo dhisayo Agoonta, dhismaha Agoonta loo dhisayo boqolkiiba 20 baa qabsoomay, waxaana dhiman boqolkiiba 80kii kale, marka walaalayaal dhamaanteen aan ka qayb qaadano dhismahaas waayo wuxuu noo noqonayaa camalkaas sadaqo jaariyah insha allaah.Waad mahadsantihiin.
Bahda alrisaala.com
|
|
| |
|
|