|
|
| Ku soo dhawaada walaalayaal websiteka Alrisaala.com |
| Sawirada Ceelka Agoonta loo dhisayo |
|

Sawirada Ceelka Agoonta loo dhisayo



Fiiro gaar ah: Walaalayaal sawiradaan waa ceelka loo qodayo Agoonta, waxaana hada u dhiman Matoorkii, bamkii iyo haantii biyaha lagu kaydin lahaa,marka walaalayaal dhamaanteen aan ka qayb qaadano dhamaystirka ceelka waayo wuxuu noo noqonayaa camalkaas sadaqo jaariyah insha allaah. Waad mahadsantihiin.
Bahda alrisaala.com
|
|
| |
|
|