|

Warbixinta Agoonta
Qaybta 3aad
Gaalkacyo:-Waxaaa bilahaan danbe Magaalada Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug ka socday dhismo loo dhisayo Agoonta Magaaladda Gaalkacyo, Hadaba dhismihii qaar baa la dhamays tiray qaarna waxbaa u dhiman marka nala daawada sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo qaaday dhismahii loo samaynayay Agoonta.

Qaybaha uu dhismaha ka kooban yahay.

Qaybta jiifka oo ka kooban sadex qaybood

Qaybta jiifka gudaheeda

Masaajidkii

Masaajidka gudihiisa

Kushiinkii iyo saalada cuntada.

Saalada cuntada gudaheeda

Kushiinkii

Dugsi ka kooban 8 fasal.

Xafiisyada Maamulka
Waxaan walaalaha Muslimiinta ka codsanaynaa in ay hawshaan dhamaystirkeeda ka qayb qaataan,waxaa loo baahan yahay dhamaan qayb bahaan soo sheegnay sidii qalabkooda loogu dhamays tiri lahaa, marka qofkastoow waxaad awoodo ka ka qayb qaado.
Illaahay waxaan ugu baryaynaa intii hawshaan ka qayb qaadatay iyo inta jecel hada ka dib in ay ka qayb qaadato,in uu u gargaaro Adduun iyo aakhiraba Aamiin,Aamiin,Aamiin.
Bahda alrisaala.com
|