Warbixinta Agoonta
Qaybta 5aad
Waxaa tartan qur,aaneed lagu qabtay Xarunta Agoonta magaalada Gaalkacyo. Waxaana ku tartamayay Dugsiyada Qur,aanka ee xarunta Agoonta Gaalkacyo .Waxayna ku tartamayeen 30ka Jus ee Qur,aanka Kariimka ah .Waxaana tartan qur,aaneedkaan la qabtaa afartii biloodba mar.








Hadaba tartankii waxaa Kaalinta koowaad galay Jamaal Siciid Maxamed .Kaalinta labaad waxaa galay C/mutacaal Maxamed Ibraahim.Kaalinta sadexaad waxaa galay Maxamuud Axmed Maxamed .



Bahda alrisaala.com